Dowlad Muslim ah oo balan qaaday dib u dhiska Dakaddi Beyruut ee qaraxu baabi’yay

Dekadda magaalada Beyruut ee caasimada dalka Lubnaan waxaa dhawaan ka dhacay qarax aad u xoogan oo galaaftay nolosha dad ka badan 130-qof sidoo kale ku dhaawacmeen kumanaan qof. Qaraxan ayaa sidoo kale bur buriyay dekadda magaalada Beyruut iyo qeybo badan oo caasimada Beyruut kamid ah, saameynta uu reebay qaraxan ayaana wali si weyn looga dareemayaa … Continue reading Dowlad Muslim ah oo balan qaaday dib u dhiska Dakaddi Beyruut ee qaraxu baabi’yay